Warar • Mjo 3, 2026
Maxaa loo gaajaysiinayaa Sacdiya Macallin? Xadhig, Gaajo iyo Caddaalad-darro !!!
In ka badan 20 maalmood waxaa magaalada Muqdisho ku xidhan Sacdiya Macallin Cali (Bajaaj), oo ah gabadh dhalinyaro ah oo xoogsato ah. Xadhigga Sacdiya ayaa yimid kaddib markii ay baahisay muuqaallo ay ku naqdinayso hab-m...