Warar • Nof 24, 2026
Qodobada ku xusan wax ka bedelka Xeerka Doorashooyinka ee Caawa la horgeynayo Golaha Wasiirada
Sida warar sugan xaqiijinayaan Golaha Wasiirada ayaa caawa yeelanaya kulan degdeg ah, waxaana lagu wadaa in la horkeeno wax kabaddalka Xeerka Doorashooyinka ee Dawladda Xil-gaarsiintu ku qabanaysay doorashooyinka Maamula...