Skip to content

Arb, 25 Nof 2026

ENG SOM
Somali Stream

Warar

Latest in Warar

Warar

๐Œ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐˜๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ค๐ฎ ๐˜๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ฑ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐—๐ž๐ซ๐ฒ๐š๐ก๐š ๐Š๐ž๐ง๐ฒ๐š?

Jimcaha ina dhaafay, waxay Dowladda Kenya daahfurtay qorshe aasaasi ah kaas oo wax looga qabanayo nolosha qalafsan ee qaxootiga dalka Kenya ku sugan haysata. Qorshahan oo ah mid bilow ah waxaa Madaxtooyada dalkaas kaga dhawaaqay Madaxweyna...

Warar

Wariye ka tirsan Risaala TV oo ku geeriyooday qaraxii Ceelgaabta, kuwa kalena loo xiray tabinta qaraxaasi

Maxamed Abuukar Dabaashe oo ka tirsan bahda Risaala TV ayaa maydkiisa goor dhaw la helay keddib markii uu hoygii uu dagannaa uu dumiyay qarax saaka lala eegtay gaadiid galbinayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud xilli uu kusii...

Warar

Badalidda Jaamac, ballamihii Imaaraadka, suurtagalnimada in lasoo celiyo Wasiirkii hore Batroolka iyo xogta iskushaandhayta

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa isku shaandheyn taabatay ilaa 5 Wasaaradood ku sameeyay Golihiisa Wasiirada. Wasiirada Gaashaandhiga Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jama), Ganacsiga Jibriil Cabdi...

The Somali Stream Briefing

The stories that matter on Somalia, in your inbox every morning. In English or Somali.