Madaxa Hay’adda Socdaalka (Immigration) Maraykanka ee USCIS Joseph Edlow ayaa qoraal rasmi ah ku soo saaray in la joojiyay (suspension) ogolaanshaha (approval) dalabaadka Green Card ka dadka qoxootiga (refugee) ku soo galay dalka Maraykanka...
Mareykanka iyo Ukraine ayaa ku dhawaaqay hannaan cusub oo lagu dhammaynayo dagaalka Ruushka iyo Ukraine, kadib markii soo jeedintii hore ee Washington ee 28-ka qodob ay dhaleeceyn badan la kulantey islamarkaana ay u muuqatey mid u janjeedha...
Shirkii sannadlaha ahaa ee Cimilada ee Qaramada Midoobay ayaa laba todobaad kadib ku soo dhammaaday heshiis ku baaqaya in la qaado tallaabooyin lagu wajahayo kulaylka adduunka, haseyeeshii sidii la filayey la iskuma afgaran in si buuxda loo...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa baabi'iyay sharci kumeel gaar ah oo Soomaalida Minnesota ku joogtay dalka Mareykanka. Warbaahinta Fox news ee Dalka Mareykanka ayaa baahisay in Trump uu meesha ka saaray sharciga ka hortagayay in So...
Dacwadda Soomaaliya ee la xiriirta soo-xulista xubnaha Baarlamaanka Midowga Bariga Afrika (EALA) ku matali doono Soomaaliya, waa kiiskii ugu horreeyay ee dalka loo geeyo Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika (EACJ) intii aan ku biirnay Bushl...
Dowladda Maraykanku ayaa soo bandhigtay soo jeedin cusub oo lagu joojinayo dagaalka Ruushka uu ka wado Ukraine, taas oo ku qasbeysa Kyiv inay ka tanaasusho dhul iyo qayb ka mid ah hubkeeda, isla markaana waxaa lagu wargeliyay Madaxweyne Ukr...
Xafladda abaal-marinta kubadda cagta Afrika ee CAF ayaa xalay lagu qabtay Rabat, Morocco, iyadoo lagu maamuusay ciyaartoy, kooxo, iyo shaqsiyaad door muhiim ah ku lahaa horumarinta kubadda cagta qaaradda. Munaasabaddan oo sanad walba lagu g...
HORDHAC Labadii sano ee la soo dhaafay, magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan gobolka Mudug waxaa ku soo noqnoqday colaado dhiig badan ku daateen oo salka ku haya aano qabiil. Dhibaatadan ayaa gaartay heer ay saameyso guri kasta, qoys kasta, i...
Donald Trump ayaa xaqiijiyay kulan muddo dheer la sugayay oo uu la yeelanayo Duqa cusub ee magaalada New York Zohran Mamdani, kaas oo ka dhici doona Washington. Waxaa kulmaya laba siyaasi oo si weyn isu dhaliila, kuwaas oo bilihii lasoo dha...
Itoobiya ayaa kordhisay dadaallada lagu xakameynayo cudurka Marburg kadib markii Wasaaradda Caafimaadku xaqiijisay hal kiis oo cusub oo laga helay magaalada Jinka ee Koonfurta Itoobiya, taas oo tirada guud ee kiisaska la xaqiijiyay ka dhiga...
Maxkamadda dabiyada caalamiga ah ee (ICT) ee dalka Bangladesh ayaa ku xukuntay dil toogasho Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalkaas, Sheikh Hasina, kaddib markii lagu helay dambiyo culus oo la xidhiidha tacaddiyo ka dhan ah bani’aadamnimada. Sh...