Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa Axmed Shide oo muddo dheer ahaa Wasiirka Maaliyadda u doortay Guddoomiyaha aqalkaas. Wuxuu noqnayaa qofkii u horeeyay ee Soomaali ah ee xilkaas sare ka qabta dalka Itoobiya. Mr. Shide Wuxuu xilka kala wareeg...
W/Q: Cabdiraxmaan Dhuxul Ku dhowaad afar sano ayaa laga joogaa heshiiskii Pretoria ee lagu soo afjaray dagaalkii u dhexeeyay Dowladda Itoobiya iyo TPLF. Balse, nasiib darro, colaaddii ayaa mar kale soo laba kacleysay. Waxaa hadda laga cabsi...
Somalia: A State in Search of Exceptional Leadership waa buug uu qoray Prof. Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow oo ka mid ah mutacalimiinta iyo indheergaradka Soomaaliyeed kuwooda ugu saameynta badan marka la joogo cilmibaarista Soomaali...
Maanta oo ay taariikhdu tahay 15 ka September 2026, magaalada Riyadh waxaa ka furmay Madasha 4aad ee Caalamiga ah ee UNESCO ee Anshaxa Garaadka Gacmeed (4th UNESCO Global Forum on the Ethics of AI – GFEAI 2026), oo ay isugu yimaadeen dowlad...
Muddadii 21-ka bilood ahayd ee uu Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro xafiiska joogay, waxaa Somaliland lagu xiray 47 wariye—taas oo ka dhigan in celcelis ahaan bishii la xiro 2-3wariye, waa in lamid ah in 13-kii maalmood oo kasta wariye loo taxa...
Dawladda Maraynkanka ayaa sideed qof oo Soomaali ah gaysay xabsiga sumcadda liita ee Guantanamo Bay ee ku yaal dhulka Kuuba (Cuba). Dadkan Soomaalida ah ayaa ahaa soogalooti kuwaas oo intooda badan ay dalkaasi galeen shanti sano ee ugu danb...