Dawladda Mareykanka ayaa Ruth Anne Stevens-Klitz u magacowday Safiir Ku-xigeenka cusub ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Diblomaasiyaddan sare oo durba si rasmi ah u bilowday shaqadeeda ayaa la filayaa inay dhawaan soo gaarto magaalad...
Qabanqaabada Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ee magaalada New York ayaa bilaabatay, wuxuuna marka uu ka dhammaado Washington qorshaynayaa inuu kulamo la yeesho ergooyinka ka qeyb galaya Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Shirkado...
Waaxda Dambi baarista ee dalka Kenya ee DCI, ayaa soo bandhigtay maanta oo isniin ah sawirrada Shukri Maxamed yo Farxiyo Xuseen oo Soomaali ah kuwaas oo waaxdu ay sheegtay in lagu qabtay garoonka diyaaradaha JKIA. Qoraal ay baahisay DCI aya...
Waxaan hore u soo bandhignay shaxda uu sharciga dhigayo ee loo raacayo doorashad, waxaana ku muujinnay in Maxkamadda Sare ay qaadday tallaabo muhiim ah markii ay laashay natiijadii doorashadii Galmudug ee 30-kii Luulyo 2026, kaddib markii a...
Xukunka maanta ee Maxkamadda Sare ee la xiriira doorashooyinka Galmudug wuxuu dhaliyay dood iyo hadal-hayn badan. Hase yeeshee, taariikhda Soomaaliya waxa ay muujinaysaa in murannada doorashooyinka iyo go'aannada Maxkamadda Sare ay marar ba...