Skip to content

Arb, 25 Nof 2026

ENG SOM
Somali Stream

NEWSDESK

433 articles

Warar

Kaarkii Musharraxa Waa La Diiday, Kaarkii Mucaaradkana Waa La Curiyay: Soomaaliya Ma Waxay Ku Sii Socotaa Siyaasadda Ruqsadaha?-W/Q: Cabdifataax Faarax Cabdi

Muddooyinkii u danbeysay waxaa suuqa siyaasadda Soomaaliya ku jiray eray caan baxay kaas oo ah “Bixinta karaka (Card-ka) Musharaxnimada” ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Maamuladda Koonfur Galbeed, Galmudug, iyo Hirshabelle. Mar...