Waxaan arkay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo sharciyadda sii joogitaankiisa xafiiska ay weli dood ka taagan tahay, oo ka cabanaya in hadal uu hore u yiri si qaldan loo fasiray. Wuxuu sheegay in oraahdiisii ahayd “marba...
Doodda ku saabsan doorashooyinka qof iyo codka ah ayaa maanta si weyn uga socota Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan qorshaha lagu doonayo in dowladaha hoose lagu bilaabo nidaam ay shacabka si toos ah codkooda ugu doortaan hoggaankooda. Arrint...
Gobolka Bari ee dowlad goboleedka Puntland, Soomaaliya, wuxuu muddooyinkii u dambeeyey masrax u ahaa hawlgallo ciidan iyo duqaymo dhinaca cirka ah oo lala beegsanayo kooxaha argagixisada ah, gaar ahaan kooxda Daacish (ISIS) ee ku dhuumaalay...
Sidee bulsho dowlad la’aan ku jirtay uga soo kabatay burburkii 1991? Maxaase laga baran karaa maanta? Soomaalidii hore kuma ay guuleysan dhisidda qaran mideeya, ha-yeeshee bulsho ahaan waxa ay ahayd dad; adag, dhiirran, caqli badan, iyo caa...
Weli ma jirto cid si dhab ah u xaqiijin karta waqtiga laga gudbi doono marxaladdan adag ee ay Soomaaliya ku jirto iyo nooca doorasho ee dalku geli doono. Rajadii ugu dhaweyd ee xal looga gaari lahaa doorasho ay isku raacsan yihiin dhammaan...