Skip to content

Arb, 25 Nof 2026

ENG SOM
Somali Stream

NEWSDESK

433 articles

Warar

𝑾𝒂𝒂 π‘΄π’‚π’™π’‚π’š π‘―π’‚π’π’•π’‚π‘½π’Šπ’“π’–π’”?

Hantavirus waa fayras halis ah oo ka tirsan qoyska Hantaviridae, kaas oo caadiyan ku dhex nool jiirka iyo xayawaanka yaryar. Xanuunkan markii ugu horreysay waxaa si weyn loo aqoonsaday xilligii Dagaalkii Kuuriya horraantii 1950-meeyadii, ma...

Warar

Warbixin: Hindise-Sharciyeed Cusub oo Maraykanka Looga Soo Hordhigay Hakin Kaalmada Soomaaliya iyo Cunaqabatayn Ka Dhan Ah Madaxda Dowladda

Xubno ka tirsan Aqalka Wakiillada ee dalka Mareykanka, oo uu hormuud u yahay mudane Ronny Jackson oo laga soo doorto gobolka Texas, ayaa soo hordhigay mashruuc-sharciyeed cinwaankiisu yahay β€œSharciga Ilaalinta Canshuurbixiyaha iyo Mas’uuliy...

Warar

Xiriirka Iimaylka, Tufta reer Aw-xasan, Doorashada Dirqiska ah, Laaluushka Galmudug iyo Xafladda Madaxweynaha

Waxaa magaalada Muqdisho ka qabsoomay xaflad weyn oo lagu shaacinayay murashaxnimada Cabdisataar Geelle oo u taagan xilka Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug. Xafladda oo ahayd mid ka muuqaal weyn shaacin murashaxnimo, waxaa ka soo qaybgalay qa...