Skip to content

Arb, 25 Nof 2026

ENG SOM
Somali Stream

Warar

Latest in Warar

Warar

Kaarkii Musharraxa Waa La Diiday, Kaarkii Mucaaradkana Waa La Curiyay: Soomaaliya Ma Waxay Ku Sii Socotaa Siyaasadda Ruqsadaha?-W/Q: Cabdifataax Faarax Cabdi

Muddooyinkii u danbeysay waxaa suuqa siyaasadda Soomaaliya ku jiray eray caan baxay kaas oo ah “Bixinta karaka (Card-ka) Musharaxnimada” ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Maamuladda Koonfur Galbeed, Galmudug, iyo Hirshabelle. Mar...

Warar

Doorashooyinka Qof iyo Codka: Waxa Koonfurta Soomaaliya Ka Baran Karto Puntland iyo Somaliland-W/Q: Ibrahim Ciiro.

Doodda ku saabsan doorashooyinka qof iyo codka ah ayaa maanta si weyn uga socota Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan qorshaha lagu doonayo in dowladaha hoose lagu bilaabo nidaam ay shacabka si toos ah codkooda ugu doortaan hoggaankooda. Arrint...

Warar

Labada Waji ee Caddaaladda: Madaxweynaha oo Cafiyay Saraakiil Musuq Lagu Xukumay iyo Maxaabiis Sharci-darro u Xidhan

Si weyn waxaa hoos ugu sii dhacaysa aamminaadii lagu qabay Caddaaladda Soomaaliya, waxaana halkii ugu hoosaysay gaadhay kalsoonida lagu qabi karo in garsoorka Soomaaliya gaadho go’aanno maxkamadeed oo ka madaxbannaan siyaasadda. Dhawaan aya...

The Somali Stream Briefing

The stories that matter on Somalia, in your inbox every morning. In English or Somali.