Sida ku cad warqadda codsiga ee loo diray Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sucuudiga, kuna taariikhaysan 11ka Diseembar 2025, Maxamed Ammiin Sheekh Cusmaan ayaa noqonayaa Danjiraha Idman iyo Safiirka Safaaradda ee Riyaad. Magacaabista Maxamed...
Ciidamada Badda Puntland (PMPF) ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen doon siday budooyin loo adeegsado samaynta qaraxyada, kuwaas oo inta badan lagu xiro jaakadaha ismiidaaminta iyo qalabka kale ee qaraxyada. Howlgalkan ayaa ka dhacay xeeba...
Dowladda Türkiye ayaa si rasmi ah u bilaabay dhismaha saldhigga Dayax Gacmeedka ee ay ka hirgelinayso gudaha Soomaaliya, sida uu shaaciyay Agaasimaha Tiknoolajiyada ee shirkadda Baykar Selçuk Bayraktar. Bayraktar oo ka hadlayay muhiimadda m...
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Sharren Haskel, ayaa Arbacadii sheegtay in Israa’iil ay “xiriir gaar ah” la yeelatay dowladda Soomaaliya, iyadoo tilmaantay in wada hadalladaasi ay la xiriiraan dan ay wadaagaan oo ah sidii...
Booliska Magaalada Jigjiga ayaa sheegay iney qabteen nin muuqaallo badan oo anshax xumo ah ka duubay gabdho soomaaliyeed kala duwan ka dibna ku dhibaateeyay. Ninkan oo booliska magaciisa ay ku sheegeen Ayuub ayaa ka yimid qaarada yurub gaar...
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay inuu la yeeshey wadahadalo wax-ku-ool ah oo dhinaca telefoonka ah ergayga nabadda ee Donald Trump, Steve Witkoff, iyo wiilka uu sodaga u yahay Trump Jared Kushner, oo hore wadahadalada...