Waaxda Hantida ee Maraykanka (United States Department of the Treasury) ayaa ku dhawaaqday cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogay dhowr xubnood oo ka tirsan qoyska iyo saaxiibada dhow ee Madaxweynaha Venezuela Nicolas Maduro, iyada oo maamulk...
Axmed Al Axmed, oo noqday halyey si weyn looga hadal hayo gudaha iyo dibadda Australia, ayaa la guddoonsiiyay lacag dhan $2.5 milyan, kaddib markii dadweyne ku kala sugan caalamka ay uga uruuriyeen baraha bulshada. Axmed Al Axmed ayaa caan...
Warbaahinta Al Jazeera ayaa baahisey qoraal ay kaga faalootey nidaamka cusub ee fiisaha elektaroonigga ah (e-visa) ee Soomaaliya oo ay sheegtay inaanu lahayn habraacyo amni oo ku filan, taasoo sahli karta in dad ujeeddo xun leh ay ka faa’ii...
Turkiga ayaa uga digay Ruushka iyo Ukraine arrimaha la xidhiidha ammaanka Badda Madow, kaddib markii ciidanka cirka Turkiga ay soo rideen diyaarad drone ah oo soo gashay hawada Turkiga, sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi. Diyaa...
Hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub (EU) ayaa isugu yimi shir madaxeed ka dhacaya magaalada Brussels si ugu codeeyaan in Ukrain loo sii daayo hantida Ruushka ee ku xayiran waddamada Yurub oo ah ku dhowaad $200 bilyan si loogu taageero dagaalka a...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo saarey amar uu ku balaadhinayo liiska dalalka muwaadiniintooda laga mamnuucay inay soo galaan Maraykanka, isaga oo ku darey lix dal oo hor leh oo ay ku jiraan Falastiin iyo Suuriya. Aqalka Cad a...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegey in Kyiv ay diyaar u tahay inay ka tanaasusho hammigeedii muddada dheer ee ku biirista NATO, haddii taa beddelkeeda ay hesho dammaanado amni oo adag oo ka imanaya Reer Galbeedka. Hadalkan...