Tan iyo markii 26-kii Diisambar uu Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamiin Netanyahu ku dhawaaqay inuu dal Madaxbanaan u aqoonsaday Somaliland waxaa la iswaydiinayaa halka xaalka aqoonsi raadinta Somaliland ku dambayn doono? Ma hanaqaadi doon...
Xiisadda ka dhex aloosan labadii dal ee isugu dhowaa Bariga Dhexe—Boqortooyada Sucuudiga iyo Isutagga Imaaraadka Carabta—ayaa gaartay meeshii ugu sarraysay maalin dhammaadka sannadkan 2025. Inkasta oo labada dal ay markii hore Yemen u galee...
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay gaaray magaalada Ankara, si uu kulan ula qaato dhiggiisa Rajab Erdogan. Kulanka labada Madaxweyne oo hore u qorshaysnaa ayaa laga soo hormariyay waqtigiisii. Xiisadda ka dhalatay aqoonsiga ay Israa’iil sii...
Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa sheegay in Maraykanka, Israa’iil iyo Yurub ay ku qaadeen dalkiisa “dagaal buuxa”. Hadalkan oo madaxweynuhu sheegay Sabtidii, ayaa ku soo beegmaya iyada oo la filayo in Ra’iisul Wasaaraha Israa’ii...
HARGEYSA: Waxaa saacadihii u dambeeyay cirka isku shareeray hadalheynta baraha bulshada i oo la xidhiidha ictiraafka Somaliland, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda uu ka soo baxo war rasmi ah. Shacabka Somaliland ayaa si weyn isha ug...
Xiisadda u dhexeysa Iiraan iyo Israa’iil ayaa u muuqata ina ay mar kale cirka isku shareeri doonto, kaddib markii Israa’iil la sheegayo inay diyaarinayso weerar cusub oo ay ku qaaddo Iiraan halka Iiraana ay fulisay xukun dil ah oo lagu rida...