Waxaa si xawli ah u socda isbeddellada dhanka amniga iyo siyaasadda ee ka dhashay go’aankii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ku joojisay wada-shaqayntii Imaaraadka Carabta. Magaalada Boosaaso oo ahayd xaruntii ugu wayneed ay hawlgalk...
by; Axmed Sanwilwilo Diiseenbar 26, 2025 ayay ahayd kolkii Israa'iil aqoonsatay Soomaalilaan, waxa ayna noqotay dawladdii u horraysay ee aqoonsi siisa. Maalinkaa wixii ka danbeeyay waxa ay Soomaali badan ku baraarugeen isbeddellada ka socda...
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa codsi rasmi ah soo gaarsiisay Dowladda Federaalka oo ku saabsan inaan laga joojin isticmaalka hawada Soomaaliya diyaaradeehada ciidanka. Sidii aan hore u baahinnay, Soomaaliya ayaa 8-dii bishan Janaayo hawad...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inay soo saartay go’aan lagu mamnuucayo diyaaradaha ay leedahay Dowladda Imaaraatka Carabta ee ujeedkoodu yahay ciidan iyo xamuul (Cargo). Xogahan ayaa tilmaamaya in dowladda Soomaaliya ay s...