Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u joojisay mashruuc muhiim ah oo lagu taageeri jiray Xarunta Warbixinta Maaliyadda Soomaaliya (Somalia Financial Reporting Center - FRC).Sida ku cad qoraal rasmi ah oo laga soo diray Wasaaradda Arrimaha...
Wararka laga helayo ilo wareedyo ka tirsan madaxtooyada iyo garsoorka ayaa xaqiijinaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu amar ku bixiyay in laga laabto waarankii qabashada ee Axmed Madoobe, ee 27kii Noofembar, 2024, si loo fududeeyo imaatinkiis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Cabdifataax Al-Sisi, oo hadal ka jeedinayay munaasabadda sannad-guurada Maalinta Ciidanka Booliska dalkaas, ayaa si adag uga hadlay xaaladda ammaan ee gobolka. Madaxweynuhu wuxuu ku nuux-nuuxsada...
Waxaa magaalada Nayroobi ka dhici doona kulan muhiim ah oo ay yeelanayaan xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaas oo la filayo in laga soo saaro go’aan masiiri ah oo ku aaddan gogoshii wada-hadalka ee ay u fidisay Dowladda Federaalka So...