Bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga ayaa sheegtay in dhinacyo qaar ay weli ku adkaysanayaan inay calooshood-u-shaqaystayaal shisheeye u daad-gureeyaan dalka Suudaan, iyadoo dhanka kalena ay dhinacyadaasi sheeganayaan inay taag...
Warar hoose oo laga helayo marinnada dublamaasiyadda ee gudaha Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweyne Trump u qaabilsan Afrika, Massad Boulos uu qorsheynayo safar weyn oo uu ku yimaado Caasimadda Soomaaliya. Safar...
Hay’adda caalamiga ah ee Global Initiative Against Transnational Organized Crime (GI-TOC), oo ku takhasustay baaritaannada dambiyada abaabulan, ayaa soo saartay warbixin faahfaahsan oo muujinaysa silsiladaha sharci-darrada ah ee loo maro qo...
Sida ay horey u baahisay Somali Stream, waxaa isbeddel weyn oo lama filaan ah uu ku yimid jadwaladii siyaasadeed ee dalka. Shirkii aadka loo sugayay ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo hoggaanka Mucaaradka Madasha iyo Dowlad Goboleedyada...
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa bilaabay dadaallo lagu badbaadinayo gogosha Muqdisho keddib markii ay Villa Soomaaliya muujisay dabacsanaan. Warar sugan oo aan ka helnay laba il oo ka tirsan Madasha Mustaqbalka ayaa noo xaqiij...
Todobaad ka hor, waxaa la baahiyay warar sheegaya in Daxnuun Bin Zaayid (Tahnoun) loo diiday inuu soo galo dalka Sucuudiga. Warkan waxaa soo dusiyay warbaahinta aan rasmiga ahayn ee Imaaraadka. Markiiba, Wasiirka Warfaafinta ee Sucuudiga ay...