Socdaalka rasmiga ah ee Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Prince Faisal bin Farhan, uu ku tagay magaalada Addis Ababa maanta oo ay taariikhdu tahay 11 Febraayo 2026, waxa uu calaamad u yahay weji cusub oo ka mid ah...
Magaalada Muqdisho waxaa sare martay xamaasadda siyaasadeed kaddib markii ay Caasimadda soo gaareen hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee Puntland iyo Jubaland, kuwaas oo ay weheliyaan musharaxiinta Madaxweynayaasha ee Madasha Samatabixinta ee ay...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa sannadkii labaad kulan wayne caalami ah kaga qaybgalaya dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Ka qaybgalkiisa sannadkan ayaa ka duwan marka loo eego midkii 2025. Markan Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulankan ka q...
Tan iyo markii ay Soomaaliya si rasmi ah u dhammaystirtay ku biiritaankeeda Ururka Iskaashiga Bariga Afrika (EAC) 4-tii Maarso 2024, waxaa soo baxayay waydiimo ku saabsan faa’iidada dhabta ah ee ay xubinnimadaas u leedahay dadka Soomaaliyee...