Si weyn ayaa loo is weydiinayaa sababta ay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya u soo celisay diyaaraddii Garoowe u socotay, oo ay u awoodi weyday inay tii Kismaayo u socotay dib magaalada Muqdisho ugu soo celiso. Somali Stream ayaa kuurgas...
WQ: Xasan Mudane Qormadan tii ka horreysay waxaan kaga hadlay in qofka dhallinyarada ah ee siyaasadda horay ugu jiray ama ku cusub uu aragti dheer, fikir, iyo ujeeddooyin cad cad yeesho. Ma ahan in lagu soo xusuusto oo kali ah marka loo baa...
WQ: Xasan Mudane Siyaasadda asalkeedu ma ahan shar iyo wax xun laakiin waa sida middi labo af leh, mar waxaa lagu burburin karaa bulsho dhan marne waa awood lagu abaabulo shacabka si loo dhiso mustaqbal wadajir ah. Marka ay siyaasaddu wanaa...
Golaha Mustaqbalka ayaa si rasmi ah uga laabatay go’aankii hore ee guddiyada loogu xil saaray inay la kulmaan Madaxweynaha, kaddib markii uu hakad ku yimid hannaankii wada-xaajoodka labadii maalmood ee la soo dhaafay. Shir ay maanta isugu y...
W/Q. Maxamuud Cali Aadan Hoorri Magacaygu waa “geedkii la quursaday”. Waxa aan ahay geed ku hagaasay dhibka iyo belaayada ku habsatay. Waxa aan u baahanay hiil qaran iyo hoo waayeel. Mar kale ayuu ii soo dhowaaday, oo si faq ku jirto iigu y...
Sida aan hore u tebinnay, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa aqbalay soo jeedinta qayb kamid ah saaxiibadiis, waxaana uu ka codsaday qayb kamid ah Xukuumadda in la qaban-qaabiyo kulan martisoor ah oo ay Dowladdu u fidiso Mucaaridka. Kulanka oo ma...
Tan iyo markii uu ku soo laabtay xukunka ka hor in waxyar kabadan hal sano,madaxweyne Donald Trump—oo si iskiis ah isugu magacaabay "madaxweynaha nabadda"—ayaa kordhiyay hawlgallada milatari ee uu ka fuliyo caalamka. In kasta oo uu duqeymo...
Meertada 39aad ee Shir madaxeedka Midowga Afrika ee ka socda magaalada Addis Ababa waxaa si wayn uga dhex muuqda loollan diblomaasiyadeed oo weyn kaasoo hormuud u yahay Sucuudigu. Sucuudiga oo muddo badan aan faragalin amuuraha Afrika, mark...