Wafdi ka socda Nigeria oo booqday Baarlamaanka Kenya si ay waayo-aragnimo uga kororsadaan dagaalka ka dhanka ah musuqmaasuqa Wafdi heer sare ah oo ka socda dalka Nigeria ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Nairobi, gaar ahaan xarunta...
Kaddib in ka badan 70 sano oo ay jirto Qaramada Midoobay, haddana qaaradda Afrika oo dalalkeedu ka yihiin in ka badan hal meel marka loo qaybiyo 4 meelood dalalka ku midaysan ururka ,ma leh wax matalaad joogto ah. Labaatankii sano ee ugu da...
Wargayska caanka ah ee dalka Switzerland ka soo baxa ee WOZ – die Wochenzeitung ayaa qoray warbixin dheer oo uu daaha kaga qaaday fadeexad la xiriirta soo celinta muwaadin Soomaaliyeed oo degan dalkaas oo Soomaaliya lagu soo celinayo. Warga...