Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan kula qaatay siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka qaybgalay kulankii xuska Carta ee Jabuuti. Kulanka oo ay ka qaybgaleen masuuliyiintii xilalka sare dalka ka soo qabtay ayaa waxaa codsaday Madaxweyne Xasan Shee...
Dagaallada Suudaan ka socda ayaa si wayn warbaahinta ula xiriirinaysay in magaalada Boosaaso noqotay xarun lagu tahriibiyo calooshood u shaqaystayaasha ka dagaallamaya dalkaas. Inkasta oo aysan jirin warbixin toos ah oo ku eedaynaysa Soomaa...
Hoggaamiyaha RSF, Maxamed Xamdaan Dagaalo (Hemedti), ayaa sheegay in ay bilaabeen baaritaan ku saabsan eedeymo la xiriira xadgudubyo ay sameeyeen askartoodu intii lagu jiray qabsashadii magaalada El-Fasher ee Waqooyiga Darfur. Hemedti ayaa...
Wariye iyo falanqeeye siyaasadeed oo British ah, Sami Hamdi, ayaa lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee San Francisco, kadib markii hay’adda socdaalka Mareykanka (ICE) ay joojisay fiisihii uu ku joogay dalkaas. Ururka xuquuqda Muslimiinta Mar...
Mareykanka iyo Shiinaha ayaa ammaanay natiijada wadahadalladii ganacsi ee ka dhacay Malaysia, taas oo sare u qaaday rajada ah in Donald Trump iyo Xi Jinping ay kulankooda ku gaadhi doonaan heshiis xal la ga ga gaadhayo dagaalka ganacsi ee u...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu doonayo in Shiinuhu ka caawiyo dadaallada lagu soo afjarayo dagaalka Ruushka iyo Ukraine. “Waxaan jeclaan lahaa in Shiinuhu nagu caawiyo arrinta Ruushka,” ayuu Trump yidhi isagoo ku saf...
Hay’adda Xasaradaha Caalamiga ah ee International Crisis Group (ICG) ayaa warbixin cusub ku sheegtay in Mareykanku door muhiim ah ka ciyaari karo xasillinta Soomaaliya, balse taasi ay suurtagal noqon karto haddii uu cadaadis saaro madaxda s...