Mareykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabatayn cusub oo lagu bartilmaameedsanayo labada shirkadood ee ugu waaweyn Saliidda Ruushka — Rosneft iyo Lukoil — si loo kordhiyo cadaadiska Moscow ee ku saabsan wadahadallada nabadda Ukraine. Cunaqabatayn...
Sida aynu ka soo xiganay Bloomberg, dhoofinta xoolaha Soomaaliya ayaa kor u kacaysa, iyadoo ay sabab u tahay hoos u dhaca tartanka kaga imaan jiray Australia iyo Suudaan, arrintaas oo gacan ka geysan karta in dhoofinta xoolaha dalka ay gaar...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky iyo dhigiisa Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii ku kulmay Aqalka Cad, iyaga oo ka wada hadlay taageerada militari ee Mareykanka iyo suurtogalnimada in Ukraine la siiyo gantaallaha ridada dheer ee T...
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, oo maalmihii u dambeeyey safar shaqo ugu sugnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa la filayaa inuu magaalada Hargeysa ku soo laabto afar saac galabnimo ee maanta. Safarka...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la guddoonsiinayaa abaalmarinnada ugu sarreeya ee rayidka ah ee ay bixiyaan Masar iyo Isra|il, iyadoo lagu maamuusayo doorkiisii ku aaddanaa joojinta dagaalka Qaza iyo horumarinta nabadda Bariga Dhe...
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in hanjabaaddii ugu dambeysay ee uu Donald Trump ku sheegay inuu 100% ku kordhin doono cashuuraha badeecooyinka Shiinaha ay tahay, tusaale caadi ah oo muujinaya laba-wejiilenimada Mareykanka. Afhayeen u hadla...