In ka badan 61 mayd oo muhaajiriin/tahriibayaal ah ayaa laga soo saaray labadii toddobaad ee la soo dhaafay xeebta galbeed ee caasimadda Liibiya, Tripoli, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay Sabtidii soo saartey xarunta caafimaadka degdegg...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ku hanjabay inuu canshuuro waaweyn ku soo rogi doono badeecadaha Shiinaha, isaga oo ku eedeeyay dowladda Beijing inay qaadayso tallaabooyin cadaawad leh oo lagu xaddidayo dhoofinta macdanta...
Burkina Faso ayaa diiday soo jeedin ay Mareykanku u gudbiyeen oo ahayd in dalkaas uu aqbalo muhaajiriinta laga soo tarxiilayo Mareykanka, taas oo qayb ka ah ololaha cusub ee Madaxweyne Donald Trump ee xakamaynta muhaajiriinta. qorshahaas oo...
Abdiweli Xassan, oo ah aasaasaha Business Bay Square (BBS) oo ah suuqa ugu weyn Bariga Afrika, ayaa heshiis la galay maamulka Tatu City SEZ si ay u dhisaan guryo, xarumo ganacsi, xafiisyo, bakhaaro waaweyn iyo masaajid. Tatu City ayaa ku ta...
Itoobiya ayaa ku eedeysay Ereteriya inay qorsheyneyso dagaal cusub oo ka dhan ah Itoobiya, sidoo kalena ay ku garab is taagayso kooxda TPLF. Eedeyntan ayaa sare u qaaday xiisadda labada dal ee deriska ah, iyadoo muranka ugu weyn uu ka taaga...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa maanta la kulmi doona xulka Aljeeriya, ciyaar ka dhaceysa garoonka Miloud Hadefi ee magaalada Wahran. Tartankan ayaa qayb ka ah wareegga hore ee isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026 ee Qaaradda A...
Isra1l ayaa saaka duqaymo culus ka geysatay marinka Qasa, xilli xalay lagu dhawaaqay heshiis nabadeed oo ay garwadeen ka yihiin Mareykanka, Qatar, Masar iyo Turkiga. Heshiiskan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid lagu soo afjarayo dagaalka mu...
Dowladda Swedan ayaa si qarsoodi ah ciidamo Swedish ah ugu dirtay Soomaaliya si ay uga caawiyaan howlgalka Mareykanka ee ka dhanka ah kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, sida ay shaacisay warbaahinta Expressen. Ciidamadan waxay ka tirsan...
Warbixin sir ah oo ay baahiyeen mareegaha Defence Blog, Defence Mirror iyo Global Defence ayaa isku raacay inay Itoobiya noqotay dalkii saddaxaad ee si rasmi ah u helaya diyaaradaha dagaalka ee jiilka shanaad ee Ruushka ee lagu magacaabo Su...