Dowladda Iiraan ayaa maanta daldashay lix nin oo lagu eedeeyay in ay weerarro iyo qaraxyo ka fuliyeen gobolka Khuzestan, iyagoo la sheegay in ay u shaqeynayeen sirdoonka Isra|il. Dilalkan ayaa yimid kadib dagaalkii 12-maalmood socday ee Iir...
Qorshaha Trump ee 20-qodob ah ee Joojinta Dagaalka Isreal ee Gaza 1. Qaza waxay noqon doontaa deegaan ka caagan xagjirnimada iyo argagixisada oo aan khatar ku noqon deriskeeda. 2. Qaza dib ayaa loo horumarin doonaa si ay u bixiso adeegyo ku...
Xuquuqda Bannaanbaxa Nabdoon iyo Waxa uu Dastuurka Soomaaliya uu Ka Qabo 27-ka bishan ee maalinta biri ah, mucaaradka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qorshe ballaaran oo ay ku abaabulayaan bannaanbaxyo ka dhici doona qaybo badan oo magaalada M...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warbaahinta u sheegay in aanu oggolaan doonin dhul-ballaadhinta Israa’iil ee Daanta Galbeed (West Bank); qorshe ay ku hawlan yihiin xukuumadda Benjamin Netanyahu iyo xulafadiisa midigta fog. “Ma ogo...
Dalalka ku yaalla Koonfurta Ameerika waxay muddo dheer muujiyeen taageero xooggan oo ay u hayaan qadiyadda Falastiin. Taageeradan waxay ku salaysan tahay dareen bani’aadamnimo iyo taariikh ay la wadaagaan shacabka la haysto, maadaama dalalk...