Shir heer sare ah oo maalinimadii shalay ka dhacay magaalada New York, ka hor kulanka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (UNGA), ayaa dowlahada France, Andorra, Belgium, Luxembourg, Malta, iyo Monaco ka ga dhawaaqeen in ay si...
Waxaa maanta la soo taagay Maxkamd Madaxweyne ku-Xigeenka 1aad ee dalka Suudaanta Koonfureed Dr. Riek Machar iyo lix eedeysane oo kale, dacwada loo haysto Riek Machar iyo saaxiibadiis ayaa markii ay bilaabatay dib loo dhigay ilaa berri, kad...
In kasta oo shuruudaha saxda ah iyo waqtiga heshiiska aan la shaacin, haddana waxaa muuqata in dadaallada lagu doonayo in la helo maalgashadayaal Maraykan ah oo qayb ka noqda TikTok ay horumar samaynayaan. Rupert iyo Lachlan Murdoch oo ah g...
Sida ay qortay Wakaalada Wararka ee Reuters, Suuriya waxay dardar-gelinaysaa wada-hadallo ay la waddo Israa’iil si loo gaaro heshiis amni, kaas oo ay Suuriya rajaynayso inuu ka caawiyo soo celinta dhulkii ay Israa’iil dhawaan xoogga ku qabs...
Danjiraha Mareykanka ee Israel, Mike Huckabee, ayaa sheegay in Washington ay Israel u aragto saaxiibkooda kaliya ee dhabta ah Bariga Dhexe, inkasta oo uu qiray in ay xulufo kale ku leeyihiin gobolka. Waxa uu carrabka ku adkeeyey in Israel a...
Iyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay duqeymo cirka ah oo lagu beegsadey ganacsade hub ka iibiya al-Shabaab, 13-kii Sebtembar, 2025. Duqeymaha cirka ayaa ka dhacay agagaarka...
Israel ayaa ku dhawaaqday Talaadadii bilowga howlgalkeedii mudada dheer ay hadal haysay ee weerarka dhulka ahaa, kaas oo ay ka wado Magaalada Gaza, iyadoo ku dhawaaqday "Gaza way gubanaysaa." Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Israel ayaa...
Shirwaynaha degdega ah ee dalalka Islaamka iyo Carabta ayaa lagu qabtay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Shirkan ayaa yimid xilli xiisad weyn ay ka dhalatay duqeyn ay Israa’iil ku qaaday magaalada Dooxa, taas oo lagu bartilmaameedsaday xubno...