Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Minneapolis, iyadoo mid ka mid ah dhaawacyada ay xaaladiisa culus tahay. Falkan ayaa ka dhacay halka ay iska galaan wadooyinka East Lake Street iyo Stevens Avenue, goobt...
Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Shaarac, ayaa ka qayb galaya Kalfadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo lagu qabanayo magaalada New York inta u dhaxaysa 22–30-ka Sebtembar. Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Suuriya (SANA)...
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa ka dhacay magaalada London, ka dib markii in ka badan 110,000 qof oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa midigta fog ee uu hoggaamiyo Tommy Robinson, ay isugu soo baxeen mudaaharaad ka dhan ah dadka soo galootiga ah. Mudaa...
Ra’iisul Wasaaraha Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani, ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu cadaaladda la horkeeno isaga oo ku eedeeyey “argagixiso dowladeed,” ka dib weerarkii cirka ee I...
Maanta waxaa si rasmi ah loo furay Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) oo noqday biya-xireenka ugu weyn ee Africa. Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xariga ka jaray mashruucan oo muddo 14 sano ah dhismihiisu socday, isagoo ku t...
Madaxweyne Trump oo ku celceliyay balanqaadkiisa ku aaddan dhexdhexaadinta heshiis nabadeed oo u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa Khamiistii ku celceliyay ballanqaadkiisa ku aaddan inuu dhexdhexaadiyo...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u safraya magaalada Addis ababa, kaddiib markii uu casuumaad ka helay Midowga Afrika. Ujeedka socdaalka madaxweynaha ayaa ah ka qeyb galka Shirka Labaad ee Cimilada Afrika (ACS2) oo ay soo qabanqaabinayso Midowg...