Indonesia oo ah dalka Muslimiinta ugu badan ay ku noolyihiin waxaa maalmihii la soo dhaafay gilgilay bannaanbaxyo waaweyn oo Dawladda looga soo hojeedo, kuwaas oo sababay dhimashada ugu yaraan toddobo qof, dhaawaca boqolaal kale iyo burbur...
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay isa soo tarayay hadal heynta ku saabsan in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka shaqeynayso qorshe cusub oo lagu dhisi karo maamul Jubaland ah oo ka hanaqaada magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Arrintan aya...
Ololaha doorashada Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka ee Maamulka Waqooyi Bari ayaa gashay saacadihii u dambeeyay iyadoo murashixiintu ay isku garbinayaan kasbashada codadka xildhibaannada. Bandow ayaa lagu soo rogay magaalada wixii ka dambeeya 2...
Doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari ee maanta ka dhacday Laascaanood waxay ku dhammaatay guul weyn oo u soo hoyatay garabka Firdhiye iyo Dowladda Federaalka, kaddib markii Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan uu ku guuleystay kursi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ku tegay maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa halkaas u tegay si uu dhawr mashruuc oo kuwa deeqd...
Markab xamuul ah oo sida qalab ciidan oo ay leedahay dowladda Turkiga, loona waday howlgalka TURKSOM ee Muqdisho kaasoo laba toddobaad ku xayirnaa Dekedda Boosaaso ee Puntland ayaa ku xirtay Jabuuti sababo la xiriira cimilo aad u daran maad...