Soomaaliya waxa ay muddo dheer la tacaalaysay wax ka qabashada xaaladaha caafimaad darro ee cuduradda guud ahaan si gaar ah kuwa ku saabsan cudurrada kelyaha. Tan iyo burburkii Dowladdii Milatariga ee Soomaaliya, waxaa meesha ka baxay darye...
Sida aan hore u baahinay, Waqooyi Bari Soomaliya waxaa ka socda loolanka loogu jiro kursiga Madaxweynaha Maamulkaas yeelanayo. Murashaxiin dhawr ah ayaa u tagaan. Hore waxaan ugu soo hadalnay Hoggaamiyaha Maamulkii KMG ahaa ee SSC-Khaatumo...
Booqasho rasmi ah oo uu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ku tagay magaalada Jakarta ee Indonesia 13kii Luuliyo, 2025 ayaa abuuray jawi cusub ooiskaashi oo ay labada dal ee Soom...