Sida laga soo xigtay mareegta caanka ah ee SwimSwam oo si gaar ah ula socota dhacdooyinka tartanka dabbaasha caalamka, tartankii Ciyaaraha Dabbaasha Adduunka ee ka dhacay Singapore ayaa waxa ka qaybgalay Mustafa Hashim, oo 15 jir ah, wuxuun...
Shirkadda difaaca ee Turkiga, Roketsan, ayaa soo bandhigtay "Koz", oo ah Eey robot ah oo awood u leh inuu rido gantaallo la hagi karo, taasoo lagu tilmaamay horumar weyn oo ku saabsan tiknoolajiyada dagaalka casriga ah. Koz ayaa lagu soo ba...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bishan Luulyo 30-keedii warqad rasmi ah u diray Madaxweynaha Eriteriya, Isaias Afwerki. Wasiirka Warfaafinta Eritrea Yemane G. Meskel oo warkan ku shaaciyay bartiisa X ayaa cadeeyay in Trump uu warq...
Faaduma Ladan Cabdillaahi Si guud dunidu waxay ay xilligan wajahaysaa aafada isbedelka cimilada oo si xawlli ah u kordhaysa, taas oo ka dhalatay sababo dabeeci ah iyo kuwo dad samee ah labadaba. Soomaaliya waxa ay kaalimaha hore kaga jirtaa...
Itoobiya, ama dalka lagu naanayso Bar-kulanka Afrika ee qowmiyadaha kala duwan ku midaysan yihiin, ayaa wajahaysa burbur la mid ah kii kala daadiyay dalwaynihii Bariga Yurub ee Yuguslavia, kaas oo 30 sano ka hor u kala qaybsamay dhawr dal,...
Socdaalka Madaxweyne Xasan ee Addis Ababa ayaa ku soo aadaya xilli gobolka Gedo ee deriska la ah Itoobiya ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo Dowladda Federaalka ah ku doonayso inay maamulkiisa gacanto ku dhigto. Ilo wareed sugan ayaa Somali Stream...
Cumar Cabdulqaadir Cartan oo Soomaali ah ayaa loo doortay inuu ka mid noqdo 18-ka garsoore ee rasmiga ah ee garsoori doona tartanka Koobka Adduunka ee FIFA ee ciyaartooyda ay da’doodu ka hooseyso 21 sano ee 2025, kaas oo ka dhici doona dalk...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa is arag kale oo qeyb ka ahaa kulamadii uu la yeelanayay hoggaanka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku midaysanyihiin xubno culus oo mucaarad ah ku casuumay...