Daahfurnaan la’aanta Dowladda Soomaaliya oo dib u dhigaysa ka faa’iideysiga fursadaha yaalla dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Afrika. Soomaaliya waxay si rasmi ah xubin buuxda uga noqotay Ururka Iskaashiga Bulshada Bariga Afrika (EAC) 4-...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sannadkii 2022 noqday Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliyeed ee xukunka mar labaad dib ugu soo laabta, isagoo horay u soo noqday Madaxweynaha dalka intii u dhaxeysay 2012 ilaa 2017. Dib ugu soo laa...
Sida ay baahisay warbaahinta Middle East Eye, dowladda Turkiga ayaa toddobaadkan xoojisay taageerada militari ee ay siiso Soomaaliya si ay ula dagaallanto kooxda Al-Shabaab, kaddib wadahadal khadka telefoonka ah oo dhexmaray Madaxweynaha Tu...
Keddib shir uga socday intii u dhaxaysay 27-31 bisha May, isbahaysiga mucaaridka Soomaaliya ayaa soo dhammaystiray hoggaankooda. Magacyada ka soo muuqday hoggaaminta mucaaridka ayaa ah siyaasiyiin si wayn looga yaqaano dalka, waxayna hormuu...
Bishii April ee aynu soo dhaafnay, magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dawlad Deegaanka Soomaalida, waxaa xabsiga loo taxaabay afar dhallinyaro ah oo si weyn looga yaqaan bulshada deegaankaas, kuwaas oo loo arko kuwa codkooda si furan u cabbira...
Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo soo noqday Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland ayaa qabanaya Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan dalka Suudaanta Koonfureed(South Sudan), kaddib marka la dhamaystiro habra...