Tan iyo markii si rasmi ah loo galay dhammaadka sannadkii saddexaad ee xil hayntiisa, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu wajahaya xaalad siyaasadeed oo cirka isku sii shareeraysa, iyada oo ay isa soo tarayaan dhaqdhaqaaqyo mucaaradnim...
Dawladda Maraykanka ayaa si weyn uga digtay Muwaadiniinteeda in ay usafraan Soomaaliya iyadoo sababta laga dhigaya khatar ka imaan karta argagixisada Digniinahan oo lagu tilmaamay heerka ugu sarreeysa ee khatarta safarka (Heerka 4aad) ayaa...
Digniinta Mareykanka kasoo baxday ee loo diray Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ahayd farriin siyaasadeed oo culus, una muuqata digniin hore oo lagu muujinayo walaac xooggan oo ku saabsan sida ay wax u socdaan, gaar ahaan, sida Maamulka...
Tan iyo markii ay Wasaaradda Difaaca iyo Taliska Ciidanka Xoogga ee Soomaaliya ay galeen kala daadsanaan hoggaamineed oo ay majarana u qabteen shaqsiyaad aan diiwaan fiican uga tagin, ergada iyo talisyada Ciidanka Maraykanka ee taageera Soo...
India ayaa weerarro millatari ku qaaday bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Pakistan, labada dowladoodna waxay xalay xaqiijiyeen dhacdadan. Pakistan waxay sheegtay inay soo rideen shan diyaaradood oo dagaal oo Hindi ah, taasoo sare u qaaday xi...
W/Q: Kornayl Cabdullaahi Daahir Qof kasta oo mas’uul ah, ha ahaado hoggaan sare ama mid heer hoose, waxaa waajib ku ah inuu fahmo in dowlad kasta lagu dhiso ama lagu burburin karo hal eray: Caddaalad. Wax kasta oo dunida yaal waxay maraan l...
Warar sugan oo ay Somali Stream ka heshay laba il oo ku dhaw qaar kamid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa tilmaamaya in shirkii ay iclaamisay Villa Soomaaliya ee Golaha Wadatashiga Qaranka in uu mar kale dib u dhac wajahayo. Shi...