17kii bishii hore ee Maarso ayeey ahayd markii Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre uu soo saaray wareegto uu xilka ugu kala baddalay qayb kamid ah Golahiisa, halka uu laba Wasiir oo cusub ku soo daray xukuumadda uu ho...
Xabsi-gelinta Madaxweyne Ku Xigeenka dalka Koonfurta Suudaan Dr. Riek Machar ayaa kor u qaaday walaac laga qabo in dagaal sokeeye uu markale ka qarxo dalkaas. Saqdii dhexe habeenimada Arbacada waqtiga Caasimada Juba ee dalkaas, waxaa xabsi...
Waxaa goor habeenimo ah, taariikhduna ku beegnayd 2-dii May, 2018 xarunta Hay’adda Laanqayrta Cas ee Caalamiga (ICRC) ee magaalada Muqdisho laga afduubtay Sonja Nientiet oo ahayd kalkaaliso caafimaad oo ka tirsanayd shaqaalaha hay’adda. Haw...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheeklh ayaa safar ugu baxay dalka Turkiga maanta. Socdaalka Madaxweynaha oo ahaa mid aan hore loo sii shaacin ayaa ku soo aadday maalin uun kaddib kasoo laabashadiisii furimiha dagaalka xilli kooxda Al Shabaab...