Warbaahinta Soomaalida iyo tan Turkiga waxaa aad uhaystay maanta diyaraada aan duuliyaha lahayn ee Akıncı oo uu Turkigu keenay Soomaaliya si ay uga qayb qaataan la dagaallanka kooxda Alshabaab. Haddaba warbixinteenan waxaan ku eegi doonaa w...
Siyaasiyiinta mucaaridka ah ayaa soo saaray labadii maalin ee ugu danbeeyey baaqyo ay ku dalbanayaan in xaaladaha amni ee dalka wax laga beddelo. Mas’uuliyiinta mucaaridka ah oo isugu jira Madaxweynayaal hore, Ra’iisal Wasaarayaal iyo Wasii...
Socdaalkii halka maalin ahaa ee Abiye Axmed ku tegay Muqdisho ayaa keenay hadal hayn ku aaddan waxa ay Dowladda Federaalka ah lumisay ama heshay. Sdoo kale waxaa ka dhashay iswaydiimo dhawr ah oo u baahan in laga jawaabo. Sababta ugu weyn e...
Maalinimada berri ah waxaa loo balansanyahay furitaanka kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya kaasoo qorshaysnaa inuu furmo 6dii bishan, hase ahaate dib loo dhigay oo aan xilligiisii la isugu imaan. K...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday 9kii Jannaayo inay u tartamayso Kursiga Qeybta Bari ee Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo ay codsigooda soo gudbisteen dalalka Djibouti, Rwanda,...
Dagaalka Puntland ka socda ee u dhaxeeya Daacish iyo ciidanka maamulkaas ayaa soo jiitay indhaha dadka Soomaaliyeed, hadal-haynta ugu badanna ka dhex dhaliyey shacabka. Waxaan soo baxay in dadku ay dagaalkaas ku xidhiidhiyaan kan ka socda k...
Muddo 60 Sano ka badan gobolka Soomaalida ee dalka Kenya waxaa uu ahaa mid aan la meeqaam ahayn dalka intiisa kale, waxaana uu dheeraa tacaddiga iyo ku tumashada xuquuqda dadkaasi ay ku lahaayeen Kenya. Xorriyaddii keddib, bulshada Soomaaal...