Weerar diyaaradaha wax duqeeya ee Maraykanku ku qaadeen buuraha Cal-Miskaad ee Bariga Soomaaliya ayaa keenay in hadal-haynta dagaalka ka dhanka ah Daacish kor usoo baxo, waxaana markii ugu horraysay ka hadashay dagaalka Madaxtooyadda Soomaa...
Shirkadda Shiinaha laga leeyahay ee DeepSeek ayaa maalinimadii Isniinta ahayd samaysay sare u kac aan hore looga arag suuqyada Garaadka Macmalka ah ama waxa loo yaqaan Artificial intelligence, loona soo gaabiyo AI. Shirkada DeepSeek ayaa su...
Difaacii hore ee Xulka Ingiriiska iyo Kooxaha Manchester City iyo Tottenham Kyle Walker ayaa qaab amaah ah ugu biiray kooxda faca wayn ee reer Talyaani ee AC Milan keddib markii uu maamulka iyo macalinka kooxda ku wargaliyay inuu doonayo ka...
Imaanshiyaha xukunka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee bishii May 2022 waxaa la socotay rajo iyo yididiilo ku aaddan isku haynta dalka iyo abuurista xasillooni siyaasadeed taas oo dalka u horseeda deganaansho dhammaystiran...