Masar ayaa maanta magaalada xeebta ah ee El-Alamein ee waqooyiga dalkaasi ku martigelineysa madaxda Eritrea, Sudan iyo Soomaaliya, si ay uga wada hadlaan xaaladda gobolka, xilli ay dib usoo cusboonaadeen dagaallada Itoobiya, cirkana sii gal...
Madaxweynaha Mareykanka ayaa u magacaabay Devin Kennington (oo ka soo jeeda gobolka California) inuu noqdo Safiirka Buuxa ee leh Awoodda Dheeraadka ah leh (Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary) ee Dowladda Mareykanka u fadhin doona...
Isbitaal ku yaalla magaalada Baydhabo waxaa ku geeriyooday weriye Bashiir Cabdullaahi ooo ka tirsanaa shaqaalaha warbaahinta Arlaadi ee ku hadasha afka Mayga xafiiska ay ku leedahay magaaladaas kaas oo maalmihii la soo dhaafay dhaawac ahaan...
Maalmahan waxaa aad looga hadlayay go’aankii Maxkamadda Sare ee Federaalka ee lagu buriyay natiijadii doorashadii Galmudug ee 30-kii Luulyo 2026 dhacday, laguna amray in doorashada dib loo qabto. Doodda warbaahinta badankeeda waxay ku saabs...