Dowladda Maraykanka ayaa mar kale adkaysay in xiriirka ay la leedahay maamulka Somaliland lagu sii wadi doono qaab-dhismeedka madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in muranka maqaamka...
Haweeneyda Diblomaasiyadda ah ee u dhalatay Imaaraadka Carabta, Lana Nusseibeh, ayaa wajahaysa mucaaradado culus kk kaga imaanaysa wadamo waaweyn sida Ingiriiska, Faransiiska iyo Shiinaha, kuwaas oo ka soo horjeeda dadaalkeeda ay ku doonays...
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Xukuumadda xil-gaarsiinta ay kala noqotay ruqsaddii ay ku shaqaynaysay Geedfadhi Radio oo xarunteedu tahay magaalada Muqdisho...
Kulamo wadatashi ah oo maalmahan Beesha Xawaadle uga socday magaalada Beledweyne, uuna hoggaaminayay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan, ayaa soo dhammaaday, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed lagu shaaciyay mowqifka kama dambaysta ah ee beesha ee...
Dowladaha Liibiya iyo Soomaaliya ayaa ka wada hadlay qorshe la doonayo in magaalada Muqdisho lagaga furo laan ka tirsan Bangiga Saaxil-Saxaraha ee Maalgashiga iyo Ganacsiga (Sahel-Saharan Bank for Investment and Trade). Wadahadallada ayaa A...
Tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991, dalka wuxuu soo maray marxalado siyaasadeed oo kala duwan, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen dowlado ku-meel-gaar ah iyo dowlado lagu dhisay nidaamyo dastuuri ah oo aan weli si buuxd...