Skip to content

Arb, 25 Nof 2026

ENG SOM
Somali Stream

War

56 articles

Warar

Uganda oo ka baxaysa Soomaaliya: Labaatan sano ka dib, ma la gaaray waqtigii Soomaaliya amnigeeda la wareegi lahayd?

2 Nofeembar 2026 | Falanqayn siyaasadeed iyo amni Ku dhowaad labaatan sano ka dib markii ciidamadii ugu horreeyay ee Uganda ay cagta soo dhigeen Muqdisho, waxaa maanta bilowday marxalad cusub oo taariikhda amniga Soomaaliya muhiim u noqon k...

Warar

Itoobiya oo noqotay dalkii ugu horreeyay adduunka ee gebi ahaanba mamnuuca soo dejinta Gawaarida ku shaqeyso shidaalka

Itoobiya ayaa dhaqan-gelisay amar ku saabsan mamnuucida soo dejinta gawaarida caadiga ah ee ku shaqeeya shidaalka iyo naaftada, taasoo ka dhigaysa iney noqoto dalkii ugu horreeyay adduunka ee qaata tallaabo noocan oo kale ah. Go’aankan ayaa...

Warar

Ilhaan Omar oo ku guuleysatay doorashada Degmada 5-aad ee Golaha Wakiillada Mareykanka ee gobolkan Minnesota

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay kursiga Golaha Wakiillada Mareykanka ee degmada 5-aad ee gobolka Minnesota, xilli ay wajahaysay baaritaan ay dowladda federaalka Mareykanka ku waddo. Guusheeda ka dhigan inay markii shana...

Warar

Trump oo ku dhawaaqay in Mareykanku joojin doono lacagaha uu siiyo Israa’iil marka uu dhammaado sanadkan.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu heshiis la gaaray Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, kaas oo dhigaya in Washington ay joojin doonto dhaqaalaha ay siiso Israa’iil marka uu dhammaado sanadkan. “Marka laga...

Warar

Guddoomiye Jaamac iyo afar Wasiir oo horey xilalkii looga qaaday oo weli ku jira Xukuumadda Xamse sida ku cad mareegta xafiiska Ra’iisal Wasaaraha

Shan Wasiir oo horay uga mid noqday xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa weli si rasmi ah ugu qoran xilalkoodii hore, sida ka muuqata mareegta (website-ka) rasmiga ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Xa...