Duulimaadkii labaad oo siday 107 askari oo ka tirsan ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya ayaa saaka subaxnimadii ka duulay Garoonka Aadan Cadde, iyadoo Uganda ay si rasmi ah u billowday in ay qeyb ka mid ah ciidankeeda kala baxdo Soomaa...
Inkasta oo uu si rasmi ah shaqadiisa u joojin doono Howlgalka Ku-meelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) haddana Qaramada Midoobay waxay xaqiijisay in aysan joojin doonin taageerada ay siiso dalka. Xoghayaha Guud ee QM, wa...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa maanta sheegay in dalkiisu tan iyo shirkii hore ee Ruushka iyo Afrika ee sannadkii 2023 uu ka furay dalalka Afrika siddeed safaaradood oo cusub, taasoo tirada guud ee safaaradaha Ruushka ee qaaradda...
Sacuudiga ayaa la sheegay inuu Xuutiyiinta u soo bandhigay lacag dhan $1 bilyan, heshiis ay dhex-dhexaadinayso Iran, si loo joojiyo weerarrada Xuutiyiinta. Ilo diblomaasiyadeed oo ku sugan gobolka Khaliijka ayaa sheegay in booqashadii lama...
Siyaasiyiinta Soomaaliyeed iyo khatarta ku soo fool leh dalka “Cidna uma maqnaa Ceelna uma qodnaa” Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee muxaafadka ahi waxa ay aad ula dhacsan yihiin doorashooyinka aan heshiiska lagu ahayn ee ay ka qabteen maamul-g...
Weedh Kooban Doodda ku saabsan Qaraarka uu soo saaray Golaha Wasiirrada ee taabbagelinta Dastuurka iyo kordhinta muddada loo asteeyey hirgelintiisa laguma soo koobi karo falanqayn ah in qaraarku sax ama khalad yahay oo qura. Waa arrin ka ba...
Warbixin baaritaan ah oo uu daabacay wargeyska New York Post ayaa sheegtay in laba hay’adood oo waaweyn oo samafal oo ka dhisan Mareykanka ay heleen lacag dhan $62 milyan oo doollar, taas oo la xiriirta barnaamijyada dib-u-dejinta qaxootiga...
Dhaqaalaha dhijitaalka ah: fursad ay dhalinyarada Soomaaliyeed sugayaan. Maalin kasta, muwaadiniinta Soomaaliyeed oo u badan dhalinyaro ayaa TikTok, Facebook iyo YouTube ku soo bandhiga muuqaallo, sheekooyin, aqoon iyo hal-abuur ay kumannaa...
15-kii Oktoobar, Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashooyinka, wuxuuna sheegay in doorashada baarlamaanka ay tahay 15-ka Abriil 2027, tan madaxweynahana 15-ka May 2027. Dad badan aya...