Sheekada Navi Pillay waxa ay marag u noqotay weedha tiraahda: Halka aad ka timid ma go’aamiso halka aad u socoto. Taariikh Nololeedkeeda iyo Guulaheeda Qaanuunka Navi Pillay waxay ku dhalatay Durban, Koonfur Afrika, xilli dalkaas uu ka jira...
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo (DRC), Joseph Kabila, ayaa ku biiray Jabhadda M23, taas oo ka dhigaysa inuu ku biiro jabhad hubaysan oo duurka kujirta. Kabila oo dalka DRC xukumayay intii u dhaxaysay sannadkii 2000...
Warbaahinta Israa’iil ee Channel 12 ayaa baahisay in Israa’iil ay amartay diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines oo ku sii jeedday Tel Aviv inay dib u laabato, sababtuna ay ahayd in mid ka mid ah duuliyeyaasha diyaaradda uu u dha...
Duqeyn diyaaradeed oo Imaaraadka loo aaneynayo ayaa Puntland ku dishay afar qof oo isku qoys ah oo ay ku jiraan saddex carruur ah, halka shan qof oo kalena ay ku dhaawacmeen. Duqeynta ayaa ka dhacday 26-kii Janaayo sanadkii hore meel u dhow...
Ugu yaraan 109 Tahriibayaal ah oo ay ku jiraan 15 carruur ah, ayaa dhintay, halka ku dhowaad 116 qof oo kalena la la’yahay, kadib markii doon ay dadku ku badnaayeen ay ku degtay xeebaha Jabuuti 8-dii bishan, sida ay sheegtay hay’ad ka tirsa...
Dib u curashada xanuunka Ebola ee badhtamihii sanadkan ka qarxay wadanka DRC, ayaa Bariga Africa ka abuurtay walaac caafimaad oo xoogan, xanuunkan ayaa ku fiday in ka badan Sagaal gobol oo kamid ah DRC oo ah halka uu xanuunkani ka dilaacay,...
Baarlamaanka Itoobiya ayaa goordhow si aqlabiyad ah oo aan wax diidmo ah jirin ku ansixiyay 22 wasiir oo uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed, taasoo si rasmi ah u dhammaystirtay Golaha Wasiirrada cusub ee dowladda. Isbeddellada si...