Skip to content

Arb, 25 Nof 2026

ENG SOM
Somali Stream

Warar

Latest in Warar

Warar

Isbalaarinta Ruushka ee Afrika: 8 safaaradood ayuu ka furtay 3 sano gudeheed, tirada guudna waa 48 safaaradood

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa maanta sheegay in dalkiisu tan iyo shirkii hore ee Ruushka iyo Afrika ee sannadkii 2023 uu ka furay dalalka Afrika siddeed safaaradood oo cusub, taasoo tirada guud ee safaaradaha Ruushka ee qaaradda...

Warar

Uganda oo ka carootay wararka sheegaya iney Kenya taageertay musharraxa Imaaraatka ee xilka Xoghayaha Guud Q.Midoobe

Kenya ayaa beenisay sheegashada ah inay taageertay musharraxa Imaaraadka Carabta ku metelaya tartanka xilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, iyadoo caddeysay inaysan weli taageero u muujin musharrax gaar ah oo u tartamaya xilkaas. Arrin...

Warar

Baydhabo: Faahfaahinta dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Dawladda iyo kuwa daacadda u ah Maamulka Cabdicasiis Laftagareen.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal qaraar oo mar kale ka qarxay bannaanka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeyo ciidamada dowladda, kuwa Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah iyo ciidamada daacadda u ah Cabdi...

The Somali Stream Briefing

The stories that matter on Somalia, in your inbox every morning. In English or Somali.